radiofabrik englishradiofabrik deutsch

Caweeska Radiofabrik

Somali PrimeTime Radio Program

Caweeska Radiofabrik: waa Barnaamij ku bixi doona Af-Somaali oo laga sii deyn Doono Radio Fabrik Salzburg Barnaamijku waa Barnaamij loogu tala galay Dadka Somaaliyeed ee ku nool Austria guud ahaan gaar ahaan dadka Ku nool Gobolka Salzburg oo ah halka Radio Fabrik kasoo baahiyo.

Somali PrimeTime Radio Program is a Monthly based Somali Radio Program which will be Aired from Radio Fabrik Salzburg. The Program is purely meant for Somali Speaking Society and contains News, Sports and Business articles as well as interviews with Somali intellectuals here in Salzburg.

Sendezeit: Jeden 2. und 4. Mittwoch im Monat ab 19:06 Uhr


Deine Meinung zu dieser Sendung ist gefragt!

Feedback

Kommende Sendetermine von Caweeska Radiofabrik:

2017
Dec
16
10:06-10:59
2017
Dec
27
19:06-19:59
2017
Dec
30
10:06-10:59

Sendungen zum Nachhören:

Caweeska (Somali Prime Time Radio Program)
Das Medienarchiv

Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobadii ugu danbeeyay wararka caalamka. Waxaa sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijka ciyaaraha Wenger oo qoorta loogu jiro iyo Chelsea oo ciyaaryahan Muhim ah qarka u saaran in ay lasoo saxiixato barnaamijka ganacisga waxaan kusoo qaadan doona guryaha oo aad qaali u noqday wadankaan Austria iyo shirkada gawaarida farsameysa […]

Dhageestayaal barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin; Doorashada Somalia iyo madaxweynaha la doortay, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doona wararkii ugu danbeeyay caalamka iyo Somalia. barnaamijka ciyaarahana waxaan kusoo qaadan doono qodobo ay kamid yihiin; Manchester united oo u dhow in ay lasoo saxiixdaan Antoine Griezman, Sergio Augero oo kusii jeeda […]

Waxaa barnaamijka qeyb ka noqon doono warka caalamka oo aan maanta idinku hayno qodobada warka caalamka ugu xasaasisan, waxaa sidoo kale qeyb ka noqon doono Trump oo durba bilaabay qorshe uu ka xanibayo qaxootiga yimaada mareykanka, barnaamijka ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doonaa qodobadii ugu danbeeyay wararka isboortiga oo ay kamid yihiin Kane oo ku tilmaamay […]

Barnaamijka waxaan kusoo qaadan doonaa, warka caalamka. barnaamijka dhaqaalaha iyo ganacsiga iyo ciyaaraha, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah heeso xul.  

Barnaamijka caweeska wararka maanta waxaan idinku soo deyn doonaa wararkii ugu danbeeyay caalamka iyo Ciyaaraha, barnaamijka waxaa sidoo kale qeyb ka ah barnaamijka dhaqaalaha iyo ganacsiga oo aan maanta idinku hayno Trump oo weli wada dagaalka Twitter-ka iyo qodobo kale. Barnaamijka cafimaadka waxaan idiinku hayno maanta caafimaadka ilkaha iyo qodobo kale oo xiiso leh. yaanan […]

Barnaamijka caweeska wararka fiidnimo ee radio Fabrik waxaan maanta idinku hayno qodobo ay kamid yihiin: Trump oo ka noqday in uu maxkamadeynayo Hillary Clinton, Gudoomiyaha doorashada dadban ee somalia Avv Cumar dhageey oo shaaciyay tirada xildhibaanada labada aqal ee illa hadda lasoo doortay iyo Europe oo laga digay weeraro argagixiso oo suurta gal ay tahay […]

Barnaamijka maanta waxaan idinku haynaa doorashadii xalay ka dhacday mareykanka iyo sida aduunka looga dareemay waxaan idiin hayna falcelinta madaxda caalamka ee ku aadan madaxeyne Trump. Waxaa kaloo barnaamijka qeyb ka ah barnaamijka cayaaraha, gancsiga & dhaqaalaha iyo weliba cafimaadka. barnaamijka inta uu socdo waxaad ku dhageysan doontaan heeso xul ah.

Barnaamijka Caweeska Radio Fabrik maanta waxaan idinku haynaa wararkii ugu danbeeyay caalamka: Hogaamiya xisbiga FPÖ Hainz Christian Strache oo weerar Afka ah ku qaaday Angela Merkel. Barnaamijka ciyaarahana waxaan kusoo qaadan doonaa qodobadii ugu danbeeyay wararka ciyaaraha, iyo kulamda caawa dhacaya ee koobka Carling Cup “ Manchester United vs Manchester City oo ku balansan gagida […]

Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona wararkii ugu danbeeyay Caalamka, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doonaa barnaamijyo ay kamid yihiin ganacsiga iyo dhaqaalaha oo maanta qodobada ku jira ay kamid yihiin hay’ada lacagta IMF oo ka deyrisay kobaca dhaqaalaha caalamka, waxaan sidoo kale kusoo qaadan doona barnaamijka Ciyaaraha, barnaamijka sadaal ee caafimaadka iyo barnaamijka dhalinyarada […]

Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona qodob ay kamid yihiin: Trump oo sheegay in dooda soo socota Clinton uu si adag u weeri doono, nin wariya ah oo Somalia lagu dilay. Ganacsiga waxaan kusoo qaadan doona wadamada Opec oo uu dhib ka haysto sidii ay ugu heshiin lahaayeen in ay dhimaan wax soo saarka saliida […]

Barnaamijka caweeska wararka Radio Fabrik maanta waxaan kusoo qaadan doonaa qodobo ay kamid yihiin: Turkiga oo safiirkii ka fadhiyay Austria u yeertay iyo qodobo kale oo xiiso leh. Barnaamijka ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doonaa wararkii ugu danbeeyay suuqa kala iibsiga iyo Usain Bolt oo sheegay inuu jeclaan lahaa inuu la kulo Ronaldo. Barnaamijka […]

Barnaamijka Caweeska (Somali Prime Time Radio Program) waxaaan kusoo qaadan doona qodobo ay kamid yihiin “ Austria iyo Turkiga oo khilaaf xoogan soo kala dhex galay“, qaxooti buux dhaafiyay magaalada Milaano iyo somalia oo lagu baaqay in maamul loo dhiso gobolada Hiiraan iyo Sh/Dhexe. Ciyaaraha waxaaan kusoo qaadan doona Paul Pogba oo ku biiray Manchester United […]

Barnaamijka maanta waxaan kusoo qaadan doona warar ay kamid yihiin: Ra’isul wasaarha Hungry Victor Orban oo ku tilmaamay qaxootiga Yurub imaanaya in ay yihiin “SUN“ Wasaarada arimaha dibada Austria oo u yeertay safiirka Turkiga ka fadhiya Vienna iyo Nin xildhibaan hore uga ahaa Soomaliya fal is-miidaamin ah ka geeystay Muqdishu. Ciyaaraha waxaan kusoo qaadan doona: […]

Barnaamijka maanta waxaa qeyb ka ah warka Caalamka oo aan kusoo qaadan doono, Austria oo dumineysa gurigii uu ku dhashay Hitler magaalada Braunau am Inn, Wasiirka arimaha dibada Austria oo ku tilmaamay Siyaasadaha magangalyada yurub in ay tahay mid guul dareysatay iyo John Drysdale oo ah nin u dhashay UK mudana ku noola Somaliland oo […]

Barnaamijka waxaan maanta kusoo qaadan doona Hay’ada Qaxootiga qaramada UNHCR oo sheegtay in dadkii ugu badnaa aduunyada ay bara kaceen sanadkii lasoo dhaafay, Ciyaaraha waxaa qeyb ka noqon doono Koobka Euro 2016 oo meel xasaasi ah maraya, barnaamijka dhaqaalahana waxaan kusoo qaadan doona qodoba ay kamid yihiin Voestalpine oo soo saarta birta isla markaana laga […]

Nach oben

Print
Radiofabrik Live Stream
Tages Tipp
Mitmach Radio
Studio - Cam / Chat
Shop
Links
Network
Help!

Hol dir die neue Radio-App und versäum´ never ever deine Lieblingssendung!


Unser Partner: Kultur Stadt SalzburgUnser Partner: Kultur Land SalzburgUnser Partner: RTR - NKRFUnser Partner: Die Europäische UnionUnsere Preise
Powered by: Conova
Radiofabrik@FlickrRadiofabrik@CBARadiofabrik@FacebookRadiofabrik@Twitter